Haweeney isku daldashay degaan ka tirsan Gobolada dhexe & faahfaahino ka soo baxaya

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug degaanka Toorag oo gobolkaas ka tirsan ayaa waxaa shalay gelinkii dambe lagu arkay meydka haweeney loo malaynayo iney isdal-dashay. Dadka degaanka ayaa sheegay iney arkeen meydka haweeneysan oo geed ka laad laada, iyadoo uu qoorta ugu xiran yahay xarigii ay isku dal dashay. Ciidamada maamulka Galmudug … Continue reading Haweeney isku daldashay degaan ka tirsan Gobolada dhexe & faahfaahino ka soo baxaya